....>> Radio Somaliland Online (RSO) kala soco wararkii ugu Dambeyay ee Dalka iyo Dibada....   igngroup@hotmail.com    
 

One-Minute World News DAAWO

Ogeysiis: Radio Somaliland Online (RSO) wuxu Ogeysiinayaa Dhageystayaasha iyo Macaamiisha kale ee Sharafta leh in Website-ka RSO laga Wado Hawo lagu Balaadhinayo, sidaa Darteed waxaanu indinka Raali-Galinaynaa hadii Update-ka Wararku ay kala go'aan

Madax-wayne Daahir Rayaale Kaahin oo Jeediyay Khudbadiisii Sanadkan ee 2008
Madaxwaynuhu wuxu khudbad aad loo soo habeeyay ka hor akhriyay sadexda gole ee Somaliland oo iskugu yimid xarunta Guurtida hadaladiisiina waxa ka mida..> >Dhageyso
Riix 2 Jeer
Koomishanka Doorashooyinka Qaranku ma aha kuwo xilkooda habsami u Gudan kara
Khilaafka dhexdiisa ka jira koomishanka doora-shooyinka qaranku wuxu horseedi karaa fashil ku yimaada guud ahaanba hawlaha doorashiiyinka S/land oo muran badani hadheeyay.>> Read more

  Shir-Gudoonka G/Guurtida oo ishor-taagay Mooshin ay xildhibaano soo Ban-dhigeen
Xil-dhibaano ka tirsan golaha guurida ayaa soo ban-dhinagay mooshin ay ku codsadeen in dib loo eego go'aankii uu goluhu ku kordhiyay mudada madax-waynaha iyo ku xigeenkiisa,kuwaas oo markii dambe golaha laga saaray.>>Read more

Baby's Gender linked to Mother's diet at Conception ( Waa Baadhitaan Cusub)
Ilamaha dhalanaya Wiil ama Gabadh waxay ku xidhnaan kartaa nafaqada cuntada ay hooyadu qadato markay uuraysanayso, waa siday ku doodeen cilmi-baadhayaal arinkaa ku mashquulay..>> Read more

The Presidency of the Two Holy Mosques (Haramein) has Launched a New Website
Madaxda Maasijadada barakaysan ee xaramaynka ayaa shaaca ka qaaday inay Muslimiinta caalamka u fura-yaan website cusub...>> Read more

Golaha Wakiilada Somaliland oo KalFadhi-goodii ay Muran iyo Buuq Hadheeyeen
Fadhi albaabadu u xidhnaayeen oo golaha wakiiladu yeeshay maalintii isniintii aya waxa si wayn u hadheeyey muran iyo buuq xoog leh...>>> Read more

koomishanka Doorashooyinka iyo madax-waynaha oo markale Khilaaf Dhexmaray
Codsi ay gudiga koomishanku u qoreen madaxwayna ayaa waxay kala kulmeed jawaaad aad u kulul oo uu codsigoodii u diiday isla markaana..>.Read more

Cuntooyinka Daruuriga ah oo Qaali-Dhaafay iyo xukuumada Somaliland oo ka seexatay
Wax-soosaarka Beeraha oo liita iyo cuntoyinka daruuriga ah oo dibada laga keeno ayaa waxay hor-seedeen in nolosha danyartu xidhiidhi gasho, iyadoo xukumaduna indhaha ka qarsatay..>Read more

Wasiirka Gudaha aya laga Sugayaa inu Caday-mo u Keeno eedeyntiisii Kulmiye e Qaraxyada
Wasiirka Gudaha ee Somaliland waa inuu Cadaymo u keenaa qaraxyadii uu xisbiga kulmiye ku eedeeyay ama waa inuu is casilaa hadii uu soo cadayn waayo hadaladii qayral-masuulnimada ahaa..>>Read more

Xisbiga UDUB oo ku Guul-Daraystay inuu Qabsado Shirwaynihiisii 2aad Muddo 3 Sano ah
Madaxda sare ee xisbiga yaa sheegay inaan loo baahnayn inay qabtaan shirwayne labaad oo Udub loo qabto, iyagoo qiran la'a inay kari waayeen.> Read more

Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin oo Qaabilay Koox Ganacsato ah oo Dalka Britain ka socota
Madaxwaynuhu wuxu xafiiskiisa ku qaabilay koox ganacsato dalka Ingriiska ka timid oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland kuwaas oo indha-indheeyay fursadaha maal-gashi ee Somaliland ka jira,,,>> Read more

Ururka AMF oo tageeray Kulankii iyo Dadaalka Madaxda Saxaafada Somaliland
African Media Freedom (AMF) oo ah urur caalami ah oo taageera xoriyada war-baahinta africa ayaa si aada u soo dhaweeyay kulankii ay yeesheen madaxda xasaafada S/Land.> Read more

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay xeerkii Dhulka (N0-17) oo Muddo Dheer ku qaatay
Kal-fadhigan golaha oo uu shir-gudoominayay gudoomiyaha goluhu mudane C/Ramaan Maxamed C/laahi (Ciro) waxa soo xaadiray 43 mudane oo 27 ka mid ahi ay xeerkan ogolaadeen.> Read more

Man Hypnotizes Himself and has Bone-Cutting Thumb Operation Whithout Anesthetic
Doctors were amazed when Alex Lenkei, a profissional Hypnotist underwent a thumb operation which required sawing and chiseling of bone.> Read more

Warbaahinta Somaliland waxay abuurtaa Jahawareer dhinaca Wararka Siyaasada & dhacdooyinka Dalka ay soo Tabiyaan
Hawlaha warbaahibtu waa masuuliyad aad u culus oo u baahan hubsiimo iyo taxadir samir badan ku salaysan sababta oo ah waxay.>> Read more

Barnaamijka Saxaafada Somaliland : Wargeysyada iyo Website-yada Somaliland
SomalilandEmbassy: Hub lo waday ururka ONLF oo Burco lagu qabtay, iyo Wargeyska Waaheen waxyaabo uu qoray cadadkiisa >> >> Dhageyso
2 Jeer Riix


Barnaamijka Fanka iyo Madadaalada, Heesaha,Gabayada iyo Sheekooyinka
Waraysi : Khadra Dahir Cige oo ka haldaysa goortii ay fanka soo gashay iyo heesaheeda .>>   Dhageyso  

Yeast ama Fungus -ka iyo Cudurada uu keeno oo Cuncunku ka mid yahay
Noolaha aad u yar (Micro oganism) Yeast ama Fungust loo yaqaana wuxu door wayn ka ciyaaraha hab-nololeedka caadiga ah isagoo faa'iidooyin badan u leh dadka ayuu hadana wuxu ku noqon karaa cadaw dhibaato u gaysta ..>>Read more

Baadhitaan Caafimaad: Macdanta Mangnesium oo la cunaa waxay Yaray-saa Halista Cudurka Stroke (Falidka)
Gaar ahaan dadka Sigaarka caba oo uu ku badan yahay nooca Cerebral Infarction ee stroke ayay caawisaa Mangnesiumtu..Raed more

  Heesta Maanta    
Dhageyso  
 
     
     
 
RSO - Sports Today
 

» Premier League table

   
Ciidanka Qaranka Somaliland Daawo      
   
Bulshada Somaliland Bishaaro, heesta Daawo    
Heeso Qaraami ah halkan ka baadho
 
Qolka Madadaalada
       
Ra'yiga & Talooyinka
CNN World
News Now »
       
Radio's
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA(somali)7pm
VOA(somali)8pm
Somaliland links

- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Amoud university
- awdalnews
- Burao Online
- Burao university
- Dalxiis
- dayniile
- dhambaalnews
- Djiboutination
- Gabiley hospital
- Gardo
- GolisCollege
- haatufnews
- hadhwanaagnews
- halganews
- Hargeisa university
- hargeysanews
- harowo-online
- Hilinka toosan
- Horyaal
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Manhajonline
- puntboys
- qarannews
- Radio somaliland
- Radiohargeysa
- Saaxilnews
- Sanaarorg
- sdwo
- Somadic.com
- Somaliland Broadcasr
- somalilandcenter
- somalilandedu
somalilandembassy
- Somalilandgov
- Somalilandhorta
- SomalilandNation
- Somalilandnet
- somalilandorg
-somalilandPatriots
- somalilandtalk
- Somaliweyn
- sooyaal
- Togdheernews
tvSomalilandEurope
- unreprensted nations ...
- Waaheen
- Warjire online
- Warya TV