![]() ![]() ![]() ![]() |
||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | ||||||||||||||||||||||||||||
Warbaahinta Somaliland waxay abuurta jahawareer dhinaca wararka siyaasada dalka ee ay baahiyaan hubsiimo la'aan hawsha saxafinimadu waa u baahan masuulnimo dheeraad ,hadii aanay shaqaalaha iyo hawl-wadeenada warbahintu xil iska iska saarin baahinta wararka iyo waxyaabaha kale ee ay baahiyaan waxa ka dhalan karta jahawareer ay ka qadaan dadka la macaamilaa, gaar ahaan mar ka ay xaalada dhimacayada siyaasada ee dalku u muuqato mid kulul, sida maalmahan dambe loolanka xisbiyadu uu noqday mid meel sare gaadhay. warbaahinta gaar ahi waxay xaq u leedahay inay taageerto dhinacay doorato wax ceebaal ahina kuma jirto, siyaasaduna sideedaba waxay ku fiican tahay in dhinacyo nadani ku tartamaan si midho tayo lihi uga dhashaan, lakin waxa muhiim ah in saxaafadu ay markasta ku socoto oo ay xaq-dhawrto shuruuca iyo xeerarka ku dhigan kuwo qoran iyo kuwo aan qornaynba. Sida ka muuqatada habka ay saxaafada somaliland waxa u badan mid daba socota siyaasiyiinta dalka dhankasta ha ka soo jedaane, oo markaa waxa ay ku dhaqaaqaaan ay shegaan uun war ka dhigaan, arintaa oo wiiqaysa kaalinta saxaafada, xataa waxa meesha ka maqan la kala shaandheeyo wararka kuwa u qalma in la baahiyo iyo kuwa kale, sababta oo ah waxa jira waxyaabo meel ka dhac ku noqon kara sharafta cashabka isla markaana niyad-jab ku dhalin karta, tusaale ahaan waxa jira kuwo ka mid siyaasiyiinka dalka oo odhaahdooda u meel- dawin isla markaana aflagaadooyin iyo hadalo aad u xun xun soo bandhiga. Hadii warbaahinta somaliland sida ay hada ku socoto ku sii jirto waxa la hubaa in loo arki karo mid kaalinteedii gabtay, waxay ahayd inay saxaafadu noqoto mid dadka hagta, oo u tilmaanta hilinka samaha isla markaana ka hor timaada waxkasta iyo cidkasta oo ku sifawda inay kala dhantaasho midnimada shacabka iyo nabadgalyadiisa, waa loogu garaabi karaa marka eego heerka aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqaalaha warbaahinta qaarkood, hada waa in laftoodu ogaadaan in la dhaliili karo oo khaladaadkooda loo sheegi karo,waxayaabaha muhiimka ah ee loo baahan inay shaqaalaha warbaahintu maskaxda ku hayaan waxa ka mid ah in meelkasta iyo goorkasta oo ay joogaan ay yihiin kuwo matalaya oo af-hayeen u ah shacabka gaar ahaan inta codkoodu gaaban yahay ee aan lahayn awood hadalkooda lagu maqlo, taasna waxa looga jeedaa inay si adag uga hor-tagaan cidkasta oo si qaldan u isticmaasha magaca shacabka sida kooxaha ama beelaha, gaar siyaasiyiinta oo markii ay hadal soo jeedaan ay waajib ku tahay inay ogolaadaan in dib wax looga waydiin karo hadalkoodaa, siyaasigii taa laga waayana loo aqoonsado inuu yahay ruux khayaamo wada waxa uu sheegayaa laga soo qaado wax aan jirin. arinta labaad waxay tahay dadka ka masuulka ah alaadaha warbaahinta ee kala duwan gudaha iyo dibada waxa looga fadhiyaa inay si wayn uga fiirsadaan waxyaabaha ay baahinayan inay yihiin kuwo wax duminaya iyo inay waxtar leeyihiin, gaar ahaan waxay tani si aad u khusayn kartaa warbaahinta ku shaqaysa dhinaca internet-ka oo ah aalad awood badan , kawan oo intooda badan bahiya waxkasta oo soo gaadha ama meelo kale ka soo bawsadaan iyagoo aan marna hoos u eegin sida ay wax uga jiraan waxyaabaha ay qorayaan iyadoo ay markaa ujeedadoodu tahay inay soo jiitaan macaamiin inat ugu badan ee ay karaan.. hadal iyo gabagabdiis shaqaalaha iyo hawl-wadeenada war baahintu waa inay ku dadaalaan inay noqdaan kuwo taaraaiikhda habeen iyo maalin is qoraysa meel fiican ka gala,
|
|
|
||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |