...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >..          

Hay'ada UNDP oo qalabka isgaadhsiinta ciidamada u keentay ciidanka Booliska Somaliland

Xaflad baladhan oo lagu qabtay xarumta wasaarada arimaha gudaha ayaa hay'ada UNDP waxay wasiirka gudaha mudane Cabdilaahi ismaaciil Cali (Cirro) ku wareejisay qalab isgaadhsiineed oo loogu tala galay booliska somaliland, qalabkaa oo ka koobnaa 200 xabo oo ah radiyaasha ay ciidamadu ku wada hadlaaan marka ay ku jiraan hawlaha sugida nabadgalyada oo askartu qaadan karto iyo 10 xabo oo qalab la dhigo saldhigyada booliska oo iyaguna dhinaca isgaadhssinta ah,

markii uu wasiirkau qalabkaa gudoomay hadal uu halkaa ka jeediyay wuxu si wayn ugu mahadnaqay hayada UNDP oo uu sheegay inay hore wasaarada uga caawisay dhanka horumarinta hawlaha booliska iyo guud ahaan sugida nabada ee dalka iyagoo sida uu sheegay in hayadani dalka ka dhistay saldhigyo boolisku leeyahay isla markaana ay ka caawisay tababarada ciidanka booliska, qalabkan ay haydani u keenatay oo ah mid ay wasaarad ahaan ay hore uga codsadeen inuu wax wayn ka tari doono dhinaca horumarinta hawlaha cidamada somaliland oo sugida nabadgalyadu ugu horayso,waxaanu hadkiisii uu halkaa ka soo jeediyay wasiirka arimaha guduhu uu ku soo gabagabeeyay isaga oo sheegay in waxyabaha badan ee ay hayadi dalka u qabatay ay yihiin kuwo lagu xasuusan doono.

dhinaca kalena waxa halkaa ka hadlay kuwo ka tirsan hayada UNDP saraakiisheega somaliland u jooga, waxaanay sheeegay inay ku faraxsan yihiin waxyaabaha ee dalka ka qabtaan ay noqdaan kuwo muuqa oo midho-ah waxaanay intaa ku dareen inay sii wadi doonaan kaalmada ay u fidiyan ciidanla booliska somaliland oo runtii gacanta ku haya hawl aad u dhib badan loona baahan yahay inay hagar la'aana uga soo baxaan.

RSO- Hargeisa Somaliland

 

Golaha Wakiilada oo xeerkii dhulka ansixiyay

Hargeysa:- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodi maanta cod aqlabiyada ku meel mariyey Xeerka dhulka ee Xeer No. 17aad oo wax ka bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen, oo muddo todobaada doodisu ka socotay Xarunta Golaha, isla markaana horyaalay Golaha muddo sanad ah.

Fadhigan oo uu shir-gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cabdiraxmaan Cirro], waxa madasha ka soo xaadiray 43 mudane, waxa ogolaaday 27 Mudane, waxa ka aamusay 11 mudane, waxa diiday 4 mudane Gudoomiyuhuna muu codeyn, sidaana uu ku ansaxay xeerku.

Xeerkan oo ka koobnaa 30 qodob, ayaa waxa ka mid ahaa qodobada wax ka bedelka iyo kaabista ay Goluhu ku sameeyeen sida qodobka 5aad, 7aad, 28aad, iyo 29aad. Xeerkan oo ay hindisaasiisa ay lahayd Xukuumadu ayey u soo gudbisay Golaha Wakiillada si ay u ansixiyaan, taas oo ay Goluhu u saareen gudi wax ka bedel iyo kaabis ku sameysay qodobada aynu kor ku soo sheegnay.

Source, Hadhwanaagnews.com
  

 

somali
VIDEO ciidanka qaranka Somaliland. Daawo
Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces
 
 
   

 

 
   
     

 


     

Military of Somaliland

From Wikipedia, the free encyclopedia

Jump to: navigation , search

 

Military of Somaliland

Military manpower

Military age

Officially 18 years of age

Availability

males age 18-49: ~595,000 ( 2005 ) [ citation needed ]

Fit for military service

males age 18-49: ~340,000 ( 2005 ) [ citation needed ]

Reaching military age annually

males: n/a

Active troops

Est. 64,000 [ citation needed ]

Military expenditures

Dollar figure

$10 million (extrapolation--see below)

Percent of GDP

0.9% ( 2005 ) [ citation needed ]

The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP.

Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces

Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military .

The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion.

The serviceability of the equipment is poor and status is unknown.

Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle

 

 

     
               






_u

 
               
                 

 

 
               

 

 
   
                       

©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic AmetConsectetur LorumIpsumDolorSic AmetConsectetur