![]() ![]() ![]() ![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | |||||||||||||||||||||||||||||
Ururka AMF oo ah urur caalami oo qaabilsan madax-banaanida war-baahinta afrika yaa taageearay kulantii ururada saxaafada Somaliland ee Doorka xasaafada ka ciyaari karto ilaalinta nabada Ururka African Media Freedom oo magaciisa loo soo gaabiyo AMF oo ah urur caalami ah oo taageera Madaxbanaanida warbaahinta afrika iyo guud ahaan xuquuqda shaqaalaha saxaafada ayaa sheegay inuu si wayn u garab taagan yahay una soo gudbinayo taageero shirkii ay dhawaan yeesheen ururada saxaafada somaliland oo lagaga arinsanayay waxa uu noqon karo doorka saxaafada somaliland ka ciyaari karto ilaalinta anshaxa saxaafada iyo sidii looga hor tagi lahaa in warbaahinti noqnoto mid loo adegsado in dadka la jahawareeriyo dhinaca siyaasada. Xoghaya ururkaas AFM Mr, Mohamed Nux (Xayd) oo arintaa ka hadlayana wuxu yidhi, waxaanu aad ugu faraxsanahay in madaxda iyo hawl-wadeenada saxaafada Somaliland ay gartaan oo ku baraarugaan inay ilaaliyaan arimaha waajibaad iyo xaq loogu leeyahay halkii ka raadi lahayeen xaqooda oo kaliya, waan hubaa in madaxda saxaafada somaliland ay si fiican u fahansan yihiin warbaahin xorta ah waxa uu macanaheedu yahay, oo markaa madax-banaanida saxaafadu ay tahay in ay shaqaalaheedu noqdaan kuwo is xisaabiya oo is xukuma iskana ilaaliya inay ku xad-gudbaan shuruucda caalamiga ee saxaafada xorta. Mr, xayd wuxu ugu baaqay in ururada saxaafada somaliland ay halkaa ka sii wadaan dadaalkooda ay madaxbanaanida warbaahinta Somaliland ku badbaadinayaan, iyagoo ka wada tashanaya waxkasta oo soo waajaha, isla markaana ay ka taxadiraan qaladaad kasta oo u horseedi inay saxaafadu lumiso mabda'eeda dhexdhexaadnimada ah oo ay sharaf ku leedahay iyagpp marwalba maxkaxda ku haya inay saxaafadu wakiil ka tahay shacabka iyo dadka aan ku lug lahayn dhinaca siyaasada sidaa darteed loo baahan yahay inay saxaafadu u soo gudbiso warar la hubo oo raad raac buuxa leh, waxaanu sheegay inay urur ahaan taagersan yihiin dhamaan qodobadii laga soo jeediyay kulankaa madaxda saxaafada somaliland, isla markaana ay markasta hiil iyo hoo la garab taagan yihiin guud ahaan madax-banaanida saxaafada somaliland oo runtii ah mid ku dayasho mudan, heerka ay ka gaadhay ilaalinta shuruucda caalamiga ah ee saxaafada. shaqaalaha iyo suxufiyiintana wuxu ugu baaqay inay dhamaantood wada shaqeyn yeeshaan kuna xidhnaadaan ururada saxaafada ee somaliland, iyadoo loo baahan yahay in wariyaasha intii isku qayb ahiba ay samaystaan ururo ay ku kulmaan oo arimhooda ku gorfeeyaan tusaale ahaan hawl-wadeenada saxaafada casriga ah eei internet-ka ku salaysan ay yeeshaan gudiyo iska warhaysa si la iskaga ilaaliyo wixii khaladaad ah ee la gali karo. dhinaca kalena ururka AMF wuxu u soo jeediyay macaamiisha saxaafada somaliland meel ay joogaanba inay kala gartaan waxyaabaha bulashada burburka u horseedi kara iyowixii sax ee ku haboon war ahaan loo aqoonsado oo la qaado isla markaaga maskaxda lagu hayo inaanay shaqaalaha saxaafada lafteedu aanay isku heer ahayn , o ay jirikaraan dad si xun u adeegsan kara madaxbanaanida saxaafada. |
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |