![]() ![]() ![]() ![]() |
||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | ||||||||||||||||||||||||||||
Madaxwayne Daahir Rayaale oo Qaabilay Koox Ganacsato Ingriis ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay koox ganacsato ah oo ka socota dalka Ingiriiska , kuwaasi oo booqasho gaaban ku yimid Jamhuuriyada Somaliland. Kooxdaasi ganacsatada ah oo ku leh shirkado ka hawl gala Wadamada Ingiriiska , Maraykanka iyo Imaaraadka Carabta , waxa ay dalka u yimaadeen in ay indho indheeyaan fursadaha ganacsiga ee ka jira Somaliland iyo meelaha ku haboon maal gashiga shirkadaha shisheeyaha.
|
Golaha Wakiilada oo xeerkii dhulka ansixiyay Hargeysa:- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodi maanta cod aqlabiyada ku meel mariyey Xeerka dhulka ee Xeer No. 17aad oo wax ka bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen, oo muddo todobaada doodisu ka socotay Xarunta Golaha, isla markaana horyaalay Golaha muddo sanad ah.
|
|
||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |