![]() ![]() ![]() ![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | |||||||||||||||||||||||||||||
Cuntooyinka Daruuriga ah ayaa Qaaali Dhaafay iyadoo ay xukuumada Somaliland ka seexatay wax ka qabshadeeda ,indhagaha ka qarsatay dhibaatada danyarta ka haysata wax-soo saarka beeraha oo si aad ah u liita iyo cuntooyinka daruuriga ah oo intooda badan dibada laga soo dejiyo ayaa horseeday in qiimaha ascaartu cirkaa isku shareernto oo nolosha dadka danyarta ahina cidhiihdi gadsho. Cunto yaraantu waa mid caalamka dhan soo foodsaartay waxana la si saadaalinayaa in xaaaladu ka sii darto sanadaha soo socda oo qiimaha cuntoyinku ay sii qaali-garoobaan, waa arin talo iyo tabaabusho u baahan dawaladaha caalamku waxay si aad uga warwarsan yihiin dhibaatada dadkooda so waajihi karta, waxa la qaban-qaabiyay shirar caalami ah oo arintaa ku saabsan. dhinaca Somaliland oo ka mid ah meelaha caalamka dadku ugu dakhli hooseeyaa, waxay u muuqataa inaan xukummada iyo dadku midna dareensanayn dhibaatooyinka so fool leh, waxay ahayd inay xukuumadu qaado talaabooyin arintaa loga hortagi karo, waxay se u muuqataa inaanay dan ka lahayn oo ay inadhaheedu u jeedaan oo kaliya danta shakhsiyaadka madaxda ah oo kaliya iyo doorashiiynka, waa arin la is waydiin karo maxay xukuumadu ka qaban kartaa aritan, run ugu yaraan waxay dawladu samayn kartaa inay shacabka ku baraarujiso inay yareeyaan ku xidhnaanta cuntooyinka dibadaha laga keeno, oo ay soo jeestaan isticmaanka waxayaabaha dadka laga beeri karo, iyo inay dhiiri galiso kordhinta wax soo saarka beeraha gaar ahaan dhinaca cuntooyinka daruuriga ah, iyadoo markaa beeralayda iyo dadka arimahaa ku shaqada leh u dhib-yaraynaysa hawlahooda, hadda waxa bilaabmaya xili-beereedkii guga waa inay dawladu gaar ahaan wasaarada beeruhu la timaada siyaasad cad oo ku waajihan sidii looga hor tagi lahaa dhibaatada cunto yaraanta ee caalamka ku soo socota, waa inay dardar-galisaa dhamaan wixii mashaariic ahaa ee hore u socday ee ku saabsanaa dhinaca wax soo saarka beeraha, isla markaana la qorsheeyaa mashaariic cusub oo arintaa caawin kara. |
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |