![]() ![]() ![]() ![]() |
||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | ||||||||||||||||||||||||||||
Shir gudoonka Golaha Guurtida oo xoog isku hor taagay mooshin ay xil-dhibaano soo jeediyeen Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxba kama jiraan ka yeelay Mooshin koox Xildhibaano ay ku doonayeen in dib loogu eego go’aankii dhawaan Guurtidu muddada ugu kordhiyeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. .Fadhigii Golaha Guurtida uu buuq iyo murag xoog lihi ku dhexmaray Xildhibaanada Golaha ayaa shirgudoonka iyo la taliyaha sharciga ee golahu waxay soo hordhigeen Golaha mooshin ay koox xildhibaani ku dalbanayaan in dib loo eego muddo kordhintaa Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Waxaanay sheegeen markii ay sharciga iyo xeer hoosadka Golaha eegeen in mooshin kaasi yahay mid sharci daro ah oo ka hor imanaya go’aankii Golaha sidaasi daraadeed waxay laaleen mooshinkaasi. Xildhibaanada mooshinka keenay ayaa ka horyimid go’aankaasi shirgudoonka iyo sharci yaqaanku soo jeediyeen waxaanay kala hortageen buuq iyo qaylo ay ku diidan yihiin arrintaasi. Dabadeedna shirgudoonka waxay amreen in laga saaro xubnahaa mooshinka soo jeediyay Golaha isla markiina ciidamada amniga ee golaha ayaa dibada u saaray. arintan oo shaki galin karta habka uu goluhu ugu dhaqmo dhexdiidsa nidaamka dimuqraadiyada, iyadoo ay hore u jireen tuhun ku saabsan inuu golaha guurtidu yahay mid carqalad ku ah hirgalinta dimuqraadiyad buuxada.
|
|
|||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |