![]() ![]() ![]() ![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||
| ...< Radio Somaliland Online ( RSO ) kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada >.. | |||||||||||||||||||||||||||||||
|
![]() |
|
|||||||||||||||||||||||||||||
Cududa Military ee Ciidanka qaranka Somaliland waa mid sii kordhaysa Ilaahay mahadi ha ka gaadhee ciidanka qaranka Somaliland waa mid si buuxda ugu filan inuu dalkiisa ka difaaco cadaw kasta oo damac ka soo galo , waa halyayo dalkooda u heegan ah habeen iyo dharar, waxay diyaar u yihiin inay naftooda qaaliga ah u huraan, xoriyada iyo sharafta dalkooda iyo dalkooda, shacabka reer Soamaliland waxa si wayn garab taagan yihiina ciidankooda qaranka, sida ay wada og nahay xaalada uu dalku ku sugan hada yahay maaha mid saamaxaysa in ciidanka qaranku uu helo darlyeelkii uu u baahnaa, gaar ahaan kuwood ku jira jiidaha hore waxa sarann culays badan, waxay ka tagen qooysas iyo caruuro iyaga wax ka sugaya sidaa daraadeed waxa ad loogu baahan yahay , in dadka qurba jooga ah ee reer Soamaliland way ka war hayaan daryeelka ciidamada qaranka iyo baahidooda, sida la wada og yahay difaaca dalka hooyp waa qaajib qofkasta saaran, mar waa inaynu ka qayb qaadaana .markaa waa inaynu samayno kaalmooyin dheeraad ah oo ku waajahan difaaca dalka, waa la is abaabulo. Ciidanka somaliland waa mid fiican u dhisan wuxu ka mid yahay ciidamada ugu asluubta(disibilinka) fiican , waana ka u horeeda inuu guulo hanto, qaybaha uuka kooban yahay iyo qaab dhismeedkiisa ka sii alkhri warbixinta hoose |
|||||||||||||||||||||||||||||||
Military of SomalilandFrom Wikipedia, the free encyclopediaJump to: navigation , search
The Somaliland Armed Forces ( Somali : Ciidanka Qaranka ) are the main military system in the unrecognised Republic of Somaliland . They compose of three main military services: the Army , the Navy and Air Defence Forces . Also, the Somaliland Police Force are part of the internal security forces and are subordinate to the military. The Somaliland Armed Forces takes the biggest share of the government's budget with the police and security forces. [1] The current person in charge of Somaliland 's Armed Forces is the Minister of Defence Mudane Adan Mire Mohammed MP. Operational BM-21 used by the Somaliland armed forces Currently, the military of Somaliland recives the biggest share of the country's budget. A editorial on a preliminary 2004 budget cited a figure of approximately $6.8 million. [2] Due to Somaliland 's lack of international unrecognition, the country receives no foreign assistance to maintain its military . The army was organised into 12 divisions which comprise of 4 tank brigades, 45 mechanized and infantry brigades, 4 commando brigades, surface-to-air missile brigade, 3 artillery brigades, 30 field battalions, and an air defense battalion. The serviceability of the equipment is poor and status is unknown. Centurion main battle tanks M47 Patton main battle tanks T-54/T-55 main battle
|
|||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||
| ©2001 Lorem Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur | Lorum Ipsum Dolor Sic Amet Consectetur |